Hoos waxaa ku qoran akhbaar muhiim ah oo kugu caawinaysa sidaad ilmahaaga ugu diyaarin lahayd iskuulka, kuleejka, iyo shaqooyinka.
Haddii aad wax su’aal ah qabto ama aadan heli karin akhbaarta aad raadinayso fadlan la soo xiriir dadka hoos ku qoran si ay kuu caawiyaan.
Kassim Mohamed 651-767-8364 kassim.mohamed@spps.org
Winter Weather Reminder - Somali
Qaybta Barashada Af-Ingiriiska
2011-2012 Tusmada Waxyaalaha aad Hubinayso Markaad Dooranayso Iskuul
Gaadiidka Kalandaariyaha Qoysaska ee 2011-2012 (PDF)
Adeega Nafaqada:
Tacliinta Qoysaska iyo dhalaanka yaryar (ECFE) Haynta Caruurta ee ka horaysa ama ka dambaysa saacadaha iskuulku furanyahay
Barnaamijyada Ardayda Lagu Taakulaynayo
Barnaamijyada Kobcinta Aqoonta
Waxaan idiin haynaa buug ku saabsan mustawaha waxbarashada SPPS (preK-6) Isudiyaarinta Kuleejka
Waxbarashada khaaska ah
Buuga Gacanqabsiga ee Habdhaqanka Ardayga: Xuquuqda iyo Masuuliyadaha ardayga
Dugsiyo Wanaagsan, Bulshooyin Awoodleh
Waxaa diyaar kuu ah qof dhexdhexaadiye ah (ombudsperson)
Waxbarashada Dadka Waaweyn ee Asaasiga ah (Basic Adult Education)
© Copyright 2011 Saint Paul Public Schools. All rights reserved.