Shaxda Tixraaca Dugsiyada Hoose
Dugsiyada Dadweynaha ee Saint Paul waxay xaafad walba oo Saint Paul ka mid ah ku leeyihiin dugsiyo wanaagsan. Haddaad doorato dugsiga xaafadaada ee gurigaaga u dhow iyo hadaad doorato mid Magnet oo heer degmo ama gobol ah, waxaan kuu helaynaa dugsi hoose oo kugu habboon. Si aad u hesho gaadiidka baska, dooro iskuul, barnaamijka magnet-ka ah ee u adeega aagga aad ku nooshahay.
© Copyright Saint Paul Public Schools. All Rights Reserved.
Saint Paul Public Schools, District 625 | 360 Colborne Street, Saint Paul, MN, 55102 | 651-767-8100
communications@spps.org | NON-DISCRIMINATION NOTICE | ADA COMPLIANCE