Shaxda Tixraaca Dugsiyada Sare
Dugsiyada Dadweynaha ee Saint Paul waxay siinayaan ardayda wax ka barata sagaalka dugsiyada sare waxbarasho, barnaamijyo kuwaas oo dhammaan loo qorsheeyay in ay ardayda u diyaaraan qalin-jabin, kuleej iyo shaqooyin. Si aad u hesho gaadiidka baska, dooro dugsiga ama barnaamijka magnet-ka ah ee u adeega Aagga aad ku nooshahay.
© Copyright Saint Paul Public Schools. All Rights Reserved.
Saint Paul Public Schools, District 625 | 360 Colborne Street, Saint Paul, MN, 55102 | 651-767-8100
communications@spps.org | NON-DISCRIMINATION NOTICE | ADA COMPLIANCE