Qorshaha SPPS ee looga Jawaabayo Koronofayruska (COVID-19)

  • COVID-19 Response plan image in Somali

    Bed-qabka ardaydeenna iyo shaqaalaheenna waa mudnaanteenna koowaad. Waxaynu idinla wadaagi doonnaa wixii cusub iyo macluumaad kale annagoo qoysaska ka caawinayno yareynta halista marka ay joogaan guriga iyo bulshada dhexdeeda.

    Governor Tim Walz wuxuu awoodda fulinta ku saxiixay amar ah in iskoollada K-12 la xiro Arbacada, March 18 ilaa Jimcaha, March 27. Intaa waxaa sii dheer in Saint Paul Public Schools ay xiran yihiin Isniinta iyo Talaadada, March 16-17, si ardayda loogu diyaariyo inay iyagoo guriga joogo ay waxbartaan (distance learning) haddii ay lacalla iskoolladu sii xirnaadaan. 


     

  • Warkii u Danbeeyay iyo Farriimaha ku Socdo Bulshada




  • Technology Services


MACLUUMAAD DHEERAAD AH

  • Muxuu Ilmahaygu u Joogayaa Guriga oo uusan Iskoolka u aadayn?

  • Qadka Su’aalaha ee COVID-19