Seesaw Support
-
Ardayda dhigato fasallada K ilaa 2 waxay isticmaalayaan app la yiraahdo Seesaw oo ku jiro iPad-ka.
- Ardayda qaarkood waxaa iPad-kooda ugu jiro app-ka Seesaw.
- Haddii uusan Seesaw kuugu diyaarsaneyn iPad-ka, macallinka cunuggaaga wuxuu kuu soo dirayaa lambarka lagu furto Seesaw farriin ahaan ama email ahaan.
- Ardayda dhigato fasallada K ilaa 2 waa inay furan Seesaw si ay u arkaan farriin soo dhaweyn ah oo uu soo diray macallinkooda.
Qoysaska: Fadlan Seesaw u diyaari caruurta guriga joogto
- Cunuggaaga iyo macallinkaaga waxay isla wadaagayaan duruusta iyo laylisyada iyagoo isticmaalayo app-ka Seesaw ee ku jiro iPadk-a.
- Fadlan ka caawi inuu cunuggaagu diyaarsado app-ka Seesaw.
- Macallinka cunuggaaga wuxuu kuu soo dirayaa lambarka lagu furto Seesaw farriin ahaan ama email ahaan.
- Lambarka lagu furto app-ka Seesawga waa 12 lambar, sidan oo kale: AAAA AAAA AAAA
- Waxaa macquul ah in macallinku ku siiyo lambarka warqadda ku qoran ee la dhaho QR code
Haddii aadan aqoon lambarka ardaygaaga ku furanayo app-ka waxbarashada ee Seesaw:
La xiriir macallinka ilmahaaga adigoo halkan ka booqanayo bogga iskoolkaaga: https://www.spps.org/Page/14791
- Macallinku wuxuu soo diri karaa email, taleefan, farriin, ama wuxuu isticmaali karaa farriin uu soo geliyay Campus si uu kuula wadaago lambarka lagu galo Seesaw (Home Learning Code)
- Haddii aadan la xiriiri karin macallinkaaga fadlan wac iskoolkaaga si uu kuu caawiyo (School Directory).
Si uu kuu caawiyo qof ku hadlo af-Ingiriiska, fadlan wac iskoolka cunuggaaga.
Caawinaad dheeraad ah hoos ka eeg:
- Hmong 651-744-4651
- Karen 651-744-6282
- Somali 651-744-8299
- Spanish 651-744-2769
Seesaw Set-up Instructions
-
1. Unlock the iPad
Have your child type in their lunch number to unlock the screen.
-
2. Open the Seesaw app.
Open the Seesaw App.
Download the App from Self Service if needed.
-
3. Tap “I’m a Student.”
Tap "I'm a Student"
-
4. Type the Seesaw code in the box.
Type the Seesaw code in the box.
The code is 12 digits long.
Ex:
AAAA AAAA AAAA AAAA
-
5. Your Seesaw Class
You are now in the student Seesaw Class!
Here you can view activities and messages from your teacher.
Students may utilize folder or navigate between classes to organize their materials with teachers.