Somali

  •  

    Dugsiga Heer Degmo ee East African Elementary Magnet School 

    Bisha September 2023, degmada Saint Paul Public Schools waxay furaysaa iskool cusub oo diiradda saarayo dhaqamada Bariga Afrika iyo luuqadaha af-Soomaaliga, af-Amxaariga, af-Oromada, af-Tigrinya, af-Carabiga, iyo af-Sawaaxiliga.

    • Waxaa jiro basas bilaash ah oo ka soo qaadayso ardayda badi St. Paul

    • Waxaa jirta tixgelin la siinayo meelaynta baahiyaha dhaqamo!

    Goobta Iskoolka: 437 Edmund Ave. W., St. Paul  

    Fasallada: PreK-Grade 5  

    Saacadaha Iskoolka: 7:30 a.m.-2 p.m.  

    Si aad u codsatid ama su’aal inoo weyddiisid, la xiriir: Fadumo Salah, Student Placement Center, 651-632-3709 ama fadumo.salah@spps.org

    Codso Maanta!