Return to Headlines

A Change in Leadership for Linwood Monroe

karen  | SoomaaliEspañol

 

Dear Linwood Monroe Arts Plus Families,

 

With mixed emotions, I am writing to announce that after six years at Linwood Monroe, I have decided to accept a new position as Assistant Superintendent in Edina Public Schools. I will continue as your principal through the end of the school year.

 

My respect and appreciation for Linwood Monroe’s students, families and staff made this a difficult decision. I love coming to work, helping each child feel welcome, and working with our dedicated staff and teachers. Together, we have created a school community that values equity and collaboration to help foster the artistic talents of all students. Our recently renovated buildings now feature spaces that better reflect the needs of our strong arts program. And, I’m happy to share that for the third year in a row, we have been recognized as a PBIS Sustaining Exemplar School for creating a positive school culture through Positive Behavioral Interventions and Supports (PBIS). We could not have accomplished so much without your support and for that I’m truly grateful.

 

My leadership team will identify two staff members and two parent/community members to be part of a school interview team. Assistant Superintendent Lisa Sayles-Adams will convene the group for principal candidate interviews in April. You will also have a chance to meet your new principal at a school event to be scheduled in May. If you have questions about the process, please contact me.

 

Thank you for giving me the opportunity to work with you and your child over the last several years. I will miss the community of students, staff and families that made my work at Linwood Monroe enjoyable every day.

 

Sincerely,

 

Dr. Bryan Bass, Principal
Linwood Monroe Arts Plus


 

LmapLetter  


 

Qoysaska Qaaliga ah ee Iskuulka Linwood Monroe Arts Plus,

 

Kaddib markii aan ka shaqeeyanaya iskuulka Linwood Monroe muddo dhan lix sano, waxaan rabaa inaan idin ogeysiiyo inaan go'aansaday inaan degmada Edina ka noqdo Kor-merere Ku-xigeen (Assistant Superintendent). Inta ka dhiman sanad-dugsiyeedka waxaan sii ahaan doonaa maamulaha iskuulka.

 

Ixtiraamka iyo qadarinta aan u hayo ardayda, qoysaska, iyo shaqaalaha Iskuulka Washington ayaa go'aankayga ka dhigaysa mid adag. Waxaan jeclahay inaan ku hawlanaado caawinta cunug kasta inuu dareemo soo dhaweyn, iyo la shaqeynta shaqaalaheena, iyo macallimiinteena. Si wadajir ah, waxaan uga shaqeynay sidii aan iskuulkeena uga dhigi lahayn goob soo-dhawayn leh islamarkaana ka shaqaysa sinaanta. Dhismaheena hadda dib-u-habaynta lagu sameeyay ayaa si wanaagsan uga turjumaya arrimahaas. Waxaana ku faraxsanahay in sanadkii saddexaad haddana iskuulkeena loo aqoonsado abaal-marinta (PBIS Sustaining Exemplar (PBIS) oo micnaheedu yahay inuu iskuulkeena ka shaqeeyay horumarinta hab-dhaqanka wanaagsan iyo xallinta khilaafaadka. Taageeradiina la’aanteed maanaan guuleysan-kari lahayn, waana idinkamahad-celinaynaa.

 

Hoggaanka degmadeena ayaa soo xuli doona labo qof oo ka tirsan shaqaalaha iyo labo qof oo ka tirsan waalidka/bulshada inay qayb ka noqdaan kooxda yar oo qaadi doonta waraysiga shaqaalaynta. Kaaliyaha Kormeeraha Iskuullada Lisa Sayles-Adams ayaa isugu yeeri doona kooxda qaadaysa wareysiga shaqaalaynta rasmiga ah bisha Abriil gudaheeda. Waxaad sidoo kale fursad u heli doontaan inaad la kulantaan maamulihiina cusub munaasabad lagu qaban doono iskuulka bisha Maajo (May). Haddii aad wax su’aal ah qabtaan, fadlan ila soo xiriira.

 

Waad ku mahadsantihiin inaad I’siseen fursad aad kula shaqeeyo adinka iyo ilmhiina dhowrkii sano ee la soo dhaafay. Waxaan in badan tabi doonaa ardayda, shaqaalaha, iyo qoysaska oo shaqada aan ka hayay iskuulka Linwood Monroe.

 

Mahadsanidiin,

 

Dr. Bryan Bass, Maamulaha
Linwood Monroe Arts Plus

 


 

Estimadas familias de Linwood Monroe Arts Plus Families,

 

Con emociones encontradas, les escribo para anunciar que después de seis años en Linwood Monroe, he decidido aceptar una nueva posición como Superintendente Asistente en  Edina Public Schools. Continuaré trabajando como su director hasta el final del año escolar.

 

Mi respeto y aprecio por los estudiantes, familias y empleados hicieron que fuese una difícil decisión. Me encanta venir a trabajar, hacer que cada niño se sienta bienvenido y trabajar con nuestros dedicados empleados y maestros. Juntos, hemos creado una comunidad escolar que valora la equidad y la colaboración para ayudar a fomentar los talentos artísticos de todos los estudiantes. Nuestro edificio recientemente renovado ahora tiene espacios que reflejan de mejor forma las necesidades de nuestro sólido programa de artes. Además, estoy feliz de compartir con ustedes que por tercer año consecutivo, hemos sido reconocidos como PBIS Sustaining Exemplar School por crear una cultura escolar positiva a través de Intervenciones y Apoyos de Comportamiento Positivo (PBIS). No podríamos haberlo tanto sin su apoyo y por eso estoy realmente agradecido.

 

Mi equipo de liderazgo identificará a dos empleados y dos miembros de la comunidad/padres para que sean parte de un equipo escolar de entrevista. La Superintendente Asistente Lisa Sayles-Adams convocará al grupo para entrevistas a candidatos a director en abril. Usted también tendrá la oportunidad de conocer a su nuevo director en un evento en la escuela a ser programado en mayo. Por favor contáctenme si tienen  preguntas sobre el proceso.

 

Gracias por darme la oportunidad de trabajar con ustedes y con sus niños durante los últimos años. Extrañaré a la comunidad de estudiantes, empleados y familias que han hecho que disfrute a diario mi trabajo en Linwood Monroe.

 

Atentamente,

 

Dr. Bryan Bass, Director
Linwood Monroe Arts Plus